XUJO PART 57 FULL HD 2021

1 maj 2021
351 707 visningar

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: seworld.info/tv/TaUXnu9UcqSfp82r8GJm5g.htmljoin

Kommentarer
  • Romeo waa actor fiican

    adirahman ahmedadirahman ahmed3 dagar sedan
  • Nastexo musg calacal u daran marwalb

    Fadumo DaganFadumo Dagan3 dagar sedan
  • Masha Allah tabrikllha guul wacan my xujo cid wanagsan dhamaan muslimita malwabo aad joogtin ❤❤❤❤

    Farida XajiFarida Xaji4 dagar sedan
  • Roomiyow Lacagtu Way uga Dartaa Waa Sidii Filinkii Horee Kkkk

    raxma duraanraxma duraan6 dagar sedan
  • Wow cabdixamid another level lol😂 Abukar Mahdi and xujo team salaan saare 💖

    Nimo MohamedNimo Mohamed8 dagar sedan
    • Salaan Sharaf Walaal Thanks

      Abukar MahdiAbukar Mahdi7 dagar sedan
  • Mashalla

    art lover iart lover i10 dagar sedan
  • Aaway qeeptiikle

    Jamilo AbdinorJamilo Abdinor10 dagar sedan
  • Film hadaleeba bilowday qaraxadiisi Romiyow marku bilaabo ladir nimadiisi inta ka heshay like ta mujiya

    Faay ChannelFaay Channel10 dagar sedan
  • Ramadan Karim.to Muslims

    Cebkasaliin AbdiCebkasaliin Abdi11 dagar sedan
  • Nastedo tan kudhacdey wan kaxumahey lkn Romeo 👍👍👏🤣

    SAIDO ABDIRISAKSAIDO ABDIRISAK11 dagar sedan
  • Deyniile dhulal ka gadan laheynee nastexo😀

    Ifraax axmed xuseenIfraax axmed xuseen11 dagar sedan
  • Wuxuu kuyidh romeo Nastexo demond leyku Haystaay anaa Hayaaa. Wuxuuna ka dhex helaay boonbaliihi aay nasteexo xasusuta u wadatay. Lakiin maysan Filanen ineey ku Jirto demond sidaas Darte Maskin Rimeo oo dhibteesanaa ayaaa Calaf siiyey inuu Helo Sababtu Ku Heelayna ayaa waxa ahyd inuu Isgaa u Yahay shakhsi markasta Nafsi laga galaayo La soco Filmka Nuxurkisa inchalah Sea angen thank Abubakr Mahdi Janada ino balanaa Ninkan xalkan Ka salamayo Ayaa ah Isaguna Ajey Ninka iga Qosliya Kulaaha wanoo Midha anaa akhiiro Jooga🤣 Mama Somliyed faynus shiikh dahiir Rabi subahka cimriga haku barkeyo hoyo♥️ dhamantinba Ma Wada dhacdan aad baan Idin Wada salaamay❤

    Diin Osman Apdi WarsameDiin Osman Apdi Warsame11 dagar sedan
    • Aamiin Thanks Walaal

      Abukar MahdiAbukar Mahdi10 dagar sedan
  • faynus kulah hadan kufureeynah ma ayada qabteeye

    Mohamed HassanMohamed Hassan12 dagar sedan
  • Wlhi xaraabu noqdeey iyo waji kale

    Zeinab DaahirZeinab Daahir12 dagar sedan
  • ❤❤❤❤

    FALHADo MohamedFALHADo Mohamed12 dagar sedan
  • Romeo isaga lacag dhacow lee muu ku jiraa kaaf iyo klala dheerina waan ogaa ilhaan xarago siduu u dhacay

    Maandeeq Classic FashionMaandeeq Classic Fashion12 dagar sedan
  • Kkkk wayabe nastexo qeebta kala tuurka mey qabilsantahay wa un lakala tuura marwalibo

    Foos FarahFoos Farah12 dagar sedan
  • Acshinka boorsada lacagta markuu xirayay sifican uma usan xirin halkaa nashqad ahan waa ka fashilmay inta yar kaliyah sida kale caadi mahan fimimaantiin oo dhan waxaa ku baxday fikir fiican ilaahay ha idiinku kuuleeyee guusha aad higsanaysaan

    Rays TraRays Tra12 dagar sedan
  • Nastexo ciqab ubilawatay sorry😰romiyow dhibkisi miyu bilaway

    Amina IfraaxAmina Ifraax13 dagar sedan
  • waakaasey haduu igu socdaa roomiyo oo sidii sii hore noobilaabey continue

    Sadia AbdirahmanSadia Abdirahman13 dagar sedan
  • Hada dawanaya manta dadka habsanka ku jira 😂😂

    farhiya Yuusuffarhiya Yuusuf13 dagar sedan
  • Aboo roomiyow wee ukala kacdayee

    fariixa ahmedfariixa ahmed13 dagar sedan
  • Roomiyow Actor buuxa waaye.

    Ahmed AdenAhmed Aden13 dagar sedan
  • Hhhhhhh hhhhhh

    Maxamex CabdiMaxamex Cabdi13 dagar sedan
  • Waar Odaygii Zhkpy Mr.Roomiyow Way Ugashay Walee 3.5milyan baa guri la siistay Sida Dhaxalsugaha Sucuudiga( MBS ) eesh qiyaasak beela waayabeee

    Hamze AydiidHamze Aydiid13 dagar sedan
  • Romiyo kkkkkkk

    Maimuna HasanMaimuna Hasan13 dagar sedan
  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    Kabaalnagi channelKabaalnagi channel13 dagar sedan
  • 🥰🥰🥰🥰💋💟❣💚

    Shukri ascShukri asc13 dagar sedan
  • Asxaapey aniga wxnku wareeray lcgta filinka lagu jilayo faalsi miyaa mise waa lcg dhap ah😍

    Cumar LakiCumar Laki13 dagar sedan
    • anaa ku lamida wllhi hda iswaydinaye

      princess hodanprincess hodan9 dagar sedan
  • Teamkan waan u bogay ruwaydahooda ilaa wax ku xidhan kaaf iyo kala dheeri go forward 😍💯👍

    Maxamed AamiinMaxamed Aamiin13 dagar sedan
  • Maasha allah

    CHEF IMSACHEF IMSA13 dagar sedan
  • Faynuus kudyudiyaha may taqaana fananad sare waankujecelnhy hadaad nala dareemayso kuduudiyihii burco one love🤣🤣🤣🤣

    Impire official channelImpire official channel13 dagar sedan
  • Nasteexa yaabtay caawa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    Ifrah JamacIfrah Jamac14 dagar sedan
  • Romeo nasteexo amuu dilaa ani waa shakiyey🙄🙄🙄

    Ikraan CartanIkraan Cartan14 dagar sedan
  • Aar soomaliyey like haa lisaaro

    Genius NurudinicGenius Nurudinic14 dagar sedan
  • Romeo🤬🤬🤬🤬saa u nacay lee ruwayad kaste tuug muu jilaa iyo qiyaanoole

    hayaat dhaymanhayaat dhayman14 dagar sedan
  • Roomiyow wuuwataajirayee mxaa udanbeeydoona

    Farxiyo FaaraxFarxiyo Faarax14 dagar sedan
  • Waa dhaqan xumo sidaan

    Daama AbdoulkaderDaama Abdoulkader14 dagar sedan
  • Inta jecel in oow yaxye miirkisa so noqdo oo aay isaga iyo nasteexo guleystan likta

    hodan officialhodan official14 dagar sedan
  • .

    Maxamuud AadanMaxamuud Aadan14 dagar sedan
  • waxbaa ka dhacay runtii cajiib😆

    Ladan AbdisamadLadan Abdisamad14 dagar sedan
  • Dadkan leh naga yareeya xayaysiinta Filmka khrshka ku baxa ma idiinkaa dhiibaYa😏 SoomaLidu meel walba ReermiYi nimaY La galaYaan🙄Abuukar Mahdi Keep Going Abti🙏

    Ayaan MohametAyaan Mohamet14 dagar sedan
  • Plz jawiso isoo raadiya dar ale baaaan Ku jeclahay

    mohamed Jamalmohamed Jamal14 dagar sedan
  • Romeo is Back Action

    Quran Recitation channelQuran Recitation channel14 dagar sedan
  • best acter is Romiyo 😍😍

    nimco barninimco barni14 dagar sedan
  • faynuus shiiq daaahir wir aan kufurno kulahaaa jilaaa 2 mahan

    Mohamed OmarMohamed Omar14 dagar sedan
  • Maama feynuus gabadhaas ks reeysey wlhi Hhhh😅😅

    Mustaf AxmedMustaf Axmed14 dagar sedan
  • Romeo xoolihi abtigiis boss bas ayuu ku bashalaya cawa ileen dheemnaka boss ayaaahaye oo Yaxley udhbh

    Don.t reply MeDon.t reply Me14 dagar sedan
  • Xujo best film 🎥

    Don.t reply MeDon.t reply Me14 dagar sedan
  • مةابيص

    MOHAMED BANDAWIMOHAMED BANDAWI14 dagar sedan
  • Mash you have a good time with I love it to be

    kadar yare officiall 22kadar yare officiall 2214 dagar sedan
  • Romiyow mafiya nima ayu laso baxay Lakiin xola dadow xolo manoq dan saxiib garash kaga is ka ad kk

    rahadey adamrahadey adam14 dagar sedan
  • Mama Faynuus 🤣🤣🤣🤣🤣

    NajmaNajma14 dagar sedan
  • Romeo uu soo laabtay haduu wax waalayaa real gangster

    Mumtaz MunaMumtaz Muna14 dagar sedan
  • Romeo uu soo laabtay haduu wax waalayaa real gangster

    Mumtaz MunaMumtaz Muna14 dagar sedan
  • Romeo uu soo laabtay haduu wax waalayaa real gangster

    Mumtaz MunaMumtaz Muna14 dagar sedan
  • Garaashka garaashki reer cali ragaash umaleeyeba

    Raagaceele Tv2Raagaceele Tv214 dagar sedan
  • nasteexo sirta adaaa og bananka😭😭😭😭keeeen omg

    Rayaan AbdullahiRayaan Abdullahi14 dagar sedan
  • Ala wa bil barakysane kadaaya musica plz san udaawnayno ayuunbad music xarana nasoo galinaysaane 🙏🙏🙏

    Marwo AbdiMarwo Abdi15 dagar sedan
  • Wxn u maleena inuu romeyo naqandoono burcad ka ganacsado diamonds ka

    Naani HusseianNaani Husseian15 dagar sedan
  • Abukar Mahdi wlalkyga soonka ka Dib Inoo soo daa qaladaadka aan ku ciid nee mahd snd

    Naani HusseianNaani Husseian15 dagar sedan
  • Masha allaah waa idn slma asxbta dhan ramadan kariim allaah na waafjiyo lelatul qadarka aameen insha allaah Mida kle like saar hee asxbta wa mhd snthiin

    Naani HusseianNaani Husseian15 dagar sedan
  • Romiyo innu tajiirayo wan ogaaa

    Asha CadeyAsha Cadey15 dagar sedan
  • Xujo isbuucii labo haben miyaa laga dhigay ilaa goormee walee xalay hadan ogaan lahaa ima dhaafi laheyn

    Saciid cadil MaxamedSaciid cadil Maxamed15 dagar sedan
  • Waan soo daahay kooxda habsanka kunjiraaa weekagaan

    Kadra abdiKadra abdi15 dagar sedan
  • Director abuukar mahdi waan ku salaamay marka hore ramadaan kariim diractor waxan kaa codsanaa hadaad lambar whatsap leedahay inaad ii sheegto sidaan ku heli lahaa lambar whatsapkaga maxa yeelay aad ayaan kuugo baahanahay waxana joogaa dalkii hooyo ee soomalia waxana rabaa si qaas ah inaan kula hadlo wax dhibaato ahne mawati mahad.sanid

    Saciid cadil MaxamedSaciid cadil Maxamed15 dagar sedan
  • Romeo maalin taajir noqdey Nasteexo wey qaracsan tahey Waa lagu dulkaabey Nasteexo

    Aamina Xaaji BileAamina Xaaji Bile15 dagar sedan
  • Waxan umaleynaa cabdi xamiid inow police dhar.cad yahay

    Saciid cadil MaxamedSaciid cadil Maxamed15 dagar sedan
  • Yourwellcome abukar mahdi keepup the good job all of you may Allah protect you Allahuma amin ☝👏اللهم یحفظکم اللهم امین ☝👏 🌹🌷💐رمضان کریم pleas bring out more movies thank you very much

    Mako AhmedMako Ahmed15 dagar sedan
  • Romiyow nin nagacilmi bdn

    Miski AliMiski Ali15 dagar sedan
  • waley lacagtu wey hada shaa bal arag manta romiyow shidan madax ah shley garashley ayu aha 😀😂😂🔥🔥

    Nalka OsmanNalka Osman15 dagar sedan
  • Asc reer xujo filimku aad baa joogaa helay laakiin dadku waxay naacaan links aasbaro was oday duqa waxu u xiirtay 18 bilaa caleeg ha sida dadka waawayn ha uxiirto

    muna 99muna 9915 dagar sedan
  • Ahha cajiib gabdha la yabay markay wax loo shegy bay naxday haahha yab ka gashy

    Zegta BaZegta Ba15 dagar sedan
  • Ahhaahahha

    Zegta BaZegta Ba15 dagar sedan
  • Rommiyo daacadad ku qurux badnayd wlo

    Farduus MuhumedFarduus Muhumed15 dagar sedan
  • Film marku dhamaado subscribe idinka rabaa . please youtube kuso biirin somali my tolkey

    barwaaqo familybarwaaqo family15 dagar sedan
  • roomiyow mar kasto laadir kama dhamaado 😢sorry nastexo qaran

    ilwaad ina Sheikhilwaad ina Sheikh15 dagar sedan
  • Wow filmkii waji cusub yu yeeshay no sii dheereya please

    Kiin MohamedKiin Mohamed15 dagar sedan
  • Good job Best

    Hanan AliHanan Ali15 dagar sedan
  • Filmkii haduuba sii mcnday

    Jawa MehriJawa Mehri15 dagar sedan
  • roomiyooo garaashle kkk waaanuureysaaba

    Hindia QalbidoolarHindia Qalbidoolar15 dagar sedan
  • Xujo masha alllah hormar wacan wlllaha halkan nagu so gudbiyo films xisa badan

    Muna Kows officialMuna Kows official15 dagar sedan
  • Aaaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 roomiyow roomiyoow buuga naxariista ilahay kabaq 😂😂😂😂

    Sulekha AhmedSulekha Ahmed15 dagar sedan
  • Waxbaa qabsaday haweenaydii nasteexo aheed hayaay dooliga 😂 roomiyow maalin qura kutaajiray kuciyaar kuciyaar islaanta yaxyaa kulaqabaye 😂😂😂

    Sulekha AhmedSulekha Ahmed15 dagar sedan
  • Romio marko saan u galayo nasteexo waxaso xasuustay kaaf iyo kaladheeri İlhan xarago ti ku dhacday cml a nasteexo ku dhacday🤣🤣🤣

    Warda AhmedWarda Ahmed15 dagar sedan
  • Abow abow romio vs nastexa salaan gobeed team brother @abukar mahdi 🙋‍♀️👀👍😂😂😂

    Ina Mohamed Somali stateIna Mohamed Somali state15 dagar sedan
    • Salaan sharaf walaal ina mohamed respect

      Abukar MahdiAbukar Mahdi15 dagar sedan
  • Fayus sheqa dahiir noloow

    Fardowso AbdilahiFardowso Abdilahi15 dagar sedan
  • MAAMO FAYNUUS

    Salat NuunowSalat Nuunow15 dagar sedan
  • Ramadan Mubarak

    AMAL SultanAMAL Sultan15 dagar sedan
  • Yaxye waa ogyahay wax walbo wuu isdabaa linayaa diamond kaas suuku qaato kaligiis buurabaa wlh igasiiqora maskaxdiisa waatamaam

    Maama jabaati Official channelMaama jabaati Official channel15 dagar sedan
    • @Abukar Mahdi abuukar sheekadaan yaxye waa iisawiran tahay walee waxba soosocdo

      Maama jabaati Official channelMaama jabaati Official channel14 dagar sedan
    • kkkkkkkkkkkkkk

      Abukar MahdiAbukar Mahdi15 dagar sedan
  • Asc danta mala mogo Lakiin nus sac wax socanayo Nussac idh madax xanun Waxe walalkiis

    Habiba OmarHabiba Omar15 dagar sedan
  • Wllhi waan idin taageeraa

    HASSAN XusseNHASSAN XusseN15 dagar sedan
    • Thanks Walaal

      Abukar MahdiAbukar Mahdi15 dagar sedan
  • Filim iga gadan

    HASSAN XusseNHASSAN XusseN15 dagar sedan
    • Thanks Walaal

      Abukar MahdiAbukar Mahdi15 dagar sedan
  • Romeo is an OG 😆 🤣 😂

    Farah NadifFarah Nadif15 dagar sedan
  • Asxbta ruwaayada weyshidantahaye lkn xayeeysiinta nagadaaya

    Ali HuseeinAli Huseein15 dagar sedan
  • Romiyow laadar aeen isku nadal😂😂😃😃😂😂😂

    Fatima BedalFatima Bedal15 dagar sedan
  • Romeo DiamondKii Buu Ku Baashaaalaye Durbadiiba 🤣🤣🤣🤣

    Rubaab BaastoRubaab Baasto15 dagar sedan
  • Romio gaay gaay uu noqdey...

    Mustaf AxmedMustaf Axmed15 dagar sedan
  • Filmaka cilka romiyow kadaw wllhy😭 viva Nastxo iyo yaxye

    naciima Faraxsannaciima Faraxsan15 dagar sedan
  • Alla sabiriin wan uxiisay wallahi🤩😘

    Hayaad MuhumedHayaad Muhumed15 dagar sedan
SEworld