Qaali Ahmed fanki wan ka baxay iso duceya

10 jan 2021
156 407 visningar

Kommentarer
  • M.a my size qali

    Taymiya AbdiTaymiya Abdi9 timmar sedan
  • Abayo Allah hana cafiyo dhamanteena adna allah haku cafiyo intii umada nabi muhamed ah allah hanawada cafiyo intiipa muslim ah allah hano hanuuniyo

    Fahad FakhrudiinFahad FakhrudiinDag sedan
  • Masha allah wllo ilahay hakuu siyaadiyo badal khayr qabo ilaahay ha ku siiyo

    ciise maxamedciise maxamedDag sedan
  • Alle haku danbi dhaafo janatul firdows hakugu bishaareeyo

    susu nuuxsusu nuuxDag sedan
  • Alaha kugu abaal badalo abayo

    Koko.A.abdulleKoko.A.abdulle2 dagar sedan
  • Jiban hiroo insha'Allah Allah kucafiyo

    ADRA PESADRA PES2 dagar sedan
  • Masha Allah

    Aamina xasanAamina xasan2 dagar sedan
  • Asc walal macan qali abdi walal salaan kadib walal waxaa tahay gabar wanaagsan walaal qalbigeeda ilahay dartiis u toobo keentay xaqiiqatan walal macanto walaahi xalay dhan waxan kuugu riyooday adoo quraanka aad u aqrinayo walibana ubadyo tiro badan oo dhashay baro ooy garabkaada dhooban yihiin waliba alxamdullah ilahay hakuu rumeeyo abayo inshallah sida aan kugu arkay inshallah allah inshallah allah hakuu rumeeyo

    leila malinleila malin3 dagar sedan
  • Masha Allah

    hassan mohahassan moha3 dagar sedan
  • Asc mashallah tabarallah wllo hamplyo we love u sis 😘

    Deqo aliDeqo ali3 dagar sedan
  • CONGRATULATIONS , WAXAAD XAARAAN KU DIIDAY, XALAAL KU HESHAA ( XADIIS)

    Souleiman Dahir godSouleiman Dahir god3 dagar sedan
  • WAN KU DUCEYNENA ISKA DA FANKA

    Adan XayleAdan Xayle4 dagar sedan
  • Insha allh guul waad gaaridoontaa

    Maryan AwaaleMaryan Awaale4 dagar sedan
  • Insha allh alxm ilaaheey haku barakeeyo business kaaga

    Maryan AwaaleMaryan Awaale4 dagar sedan
  • Alxm haduu ilaaheey haduuba kaa soo hanuuniyay alxm

    Maryan AwaaleMaryan Awaale4 dagar sedan
  • Mashaalah

    Nasiib AliNasiib Ali4 dagar sedan
  • Mnzha allah wlzhy Allah haku xifdiyo Ilaahy khyr aduun iyo mid aakhiro haku siiyo

    Hafsa HubiHafsa Hubi4 dagar sedan
  • Manshaalah am proud of you my dear keep going ziz

    Nasrina 29Nasrina 295 dagar sedan
  • Mashalllah

    Ifraax GaraneIfraax Garane5 dagar sedan
  • Allahu akbar,war farxaadleh walashey.Alxamdulilah.

    Saadho MohamedSaadho Mohamed5 dagar sedan
  • Mansha allah Walashey Alle hakuu siyaadiyo Hanuunka alle ku waafajiyay hore usii wado qeerka

    cali maxamud maxamedcali maxamud maxamed5 dagar sedan
  • mashaalaah qaali ladan wan ku faraxsanahay

    Bilal GamingBilal Gaming5 dagar sedan
  • Mashaallah walashey qaali waa runta wax diana sameysteey,illaheyow wax kafican kusiiyo,qaali anigana mar hore waan kutaageri jireey ,hada waan kutaageri doona inta cimrigey kadimanin,

    Adan AlioAdan Alio5 dagar sedan
  • Illahey haa ku garabgalo you made a good choice. Ilaheey ayan irzaqa Hayoo.

    Shuab MahatShuab Mahat5 dagar sedan
  • Axl allha haku hanuniyo walahi 😥😭

    فاطمة محمدفاطمة محمد5 dagar sedan
  • Mnshalah wan ku farxay blze markad leedahay heesahyga yaan la dhagysan oo cidi so dhigtay ha ka saarto ka biloow xajigaga channellkisa oo ka delete dheh.

    Hamza AbdirahmanHamza Abdirahman5 dagar sedan
  • Anaguna kuma dhaano hadaan shicibka nahnay because waan dhageysanaa heesaha isku danbe ayaan ku jirnaa hadaanan heesayn kan heesaya waxba ma dhaano waayo dhagahayga ayaan ku dhageysanaa ilaahay anagana hanaga madoobeeyo heesaha dhagaysigooga

    Asiya Guray OfficialAsiya Guray Official5 dagar sedan
  • Irzaqad kasto Allah Kufuro🤲

    Zamzam MohamedZamzam Mohamed5 dagar sedan
  • Masha allaha 💯💯💝💝❤️

    Amira AmiraAmira Amira5 dagar sedan
  • wll ilahay hakamadobeyo fanka

    hinda ciisahinda ciisa5 dagar sedan
  • Alle hakugu hanuuniyo wadada toosan walaasheyda muslimada ah mida kale qofwalba oo wixi uubartey kabaxo imtixaan ayuu lakulmaa alle garabkaaga hagalo noqo mid alle kuxiran unaturo naftaada kana fikir in qiyaamo naga dambeyso

    Salim Mohamed AdenSalim Mohamed Aden5 dagar sedan
  • Masha allah abyo qaali wan ku faraxsanahay inaad fanka ka baxdid wana kugu tager sanahay inad dhanka qeyrka adid

    Ramlo cali Ramlo caliRamlo cali Ramlo cali6 dagar sedan
  • Masha allaah abaayo ilaahay haku barakeeyo waxaad jeceshahay oo khayr ahna hakusiiyo shaydaan waad ka adkaatay

    Ruqiya FaraxRuqiya Farax6 dagar sedan
  • Allah xakuxifdhiyo walassheydhiyey m,a arin fican ayat qaadhatey rabiqadha wuxuu leyaxay ومن يتق الله يجعل له مخرجاويرزقه من حيث لا يحتسب ooax micinexeedha yaxay qofkii kacabsadho rabi wuxuu uyeelaaya meel ubaxsadho wuxuuna kuirzaaqaya meel uusan filanaynin adhiqana waxaan rajeyneyna in aat noqoto saas ookel waajibaatkana kudedhaal

    cusmaan aadancusmaan aadan6 dagar sedan
  • Oooooooooow 😭 I am Carying 😭😭😭

    Fatima LinaFatima Lina6 dagar sedan
  • Mash Allah 🤲☝️🙏

    Hafsa AbdiHafsa Abdi6 dagar sedan
  • Mashaalah🖤

    Ibrahim MuhumedIbrahim Muhumed6 dagar sedan
  • Qaali ladan iska kee cafi wllo heesta gododle daawada ayaan ka helaa kligaa matihid sacdi siman iyo keeyow kula heesayaan

    Osman MohamedOsman Mohamed6 dagar sedan
  • Masha alah alle ha kucafiyo kugumana so celiyo xumaanta risaaq baraka lehna hakusiiyo

    Khadro JamacKhadro Jamac6 dagar sedan
  • I am watching this coz its trending, but i dont understand a thing

    Alice KamauAlice Kamau6 dagar sedan
    • She means that she is stopping music at all coz it is not accepted in islam🥰✌🙏

      Aisha MohammedAisha Mohammed4 dagar sedan
  • Hamplyo hamplyo Alle qofkuu wanaga ladoono ayuu wadada toosan tusaa Alx dheh Guula gaartay

    drs xayaatdrs xayaat6 dagar sedan
  • Masha Allah qaali axmed

    Farxiyo NuurFarxiyo Nuur6 dagar sedan
  • Mncha Allah waan ku farxay wlshy qali ladan Alle cimriga iyo cafimaadkapa hakuu barakeeyo 👏👏👏❤❤💋🥰💐

    Mona AbdilahiMona Abdilahi6 dagar sedan
  • الحمد لله الذي هداك للحق فاثبتي عليه

    Ali Nor MohamedAli Nor Mohamed6 dagar sedan
    • Walaal ilaahey hakusugo ee youtubeka waxaad u isticmaali kartaa wax wanaagsan waxaan kugula talinaa inaadan wajigaaga soo dhigin waxaad soo dhigi kartaa waxyaaba wanaagsan adigoo aan sawirkaagu kasoo muuqan mahadsanid.

      Ali Nor MohamedAli Nor Mohamed6 dagar sedan
  • masha allh xppti😍♥️❤❤

    saynabitah bintu muslimsaynabitah bintu muslim6 dagar sedan
  • Masha allah wanku farxay

    Ziyaa ZimanZiyaa Ziman6 dagar sedan
  • Masha Allah ad ayan kugu faraxsanahay abayo aduunkan lagu waari mayee u shaqeeso mustaqbalka aakhiro

    Isra SheikhIsra Sheikh6 dagar sedan
  • AlxamdulliLah

    Ilhan IshaIlhan Isha6 dagar sedan
  • Mash allah

    Saynab Bintu LulaSaynab Bintu Lula6 dagar sedan
  • Siz mcn MashaAllah.

    Hassan IbrahimHassan Ibrahim6 dagar sedan
  • Masha allah apaayo

    Super ZubeirSuper Zubeir6 dagar sedan
  • Wllhi waligy ba dhagaysan hees aad leedahay illhybaa iijeeda iyo dhamaan fanaaninta somaliyeedba✅❤

    Fatiha mohamod abdullahi Layan samihFatiha mohamod abdullahi Layan samih6 dagar sedan
    • Aamiin

      Ayesha AbdifitaahAyesha Abdifitaah6 dagar sedan
  • Maashaa,allah waa arin lagu farxo allana kuguma celiyo fanka aamiin aamiin

    Abuubakar officialAbuubakar official6 dagar sedan
  • Ilahay ha ka madoobeyo heesaha walahii waa farxad weyn ilahay ha kaa cagiyo qalbigaagana ha ka masaxo abaayo waa farxad ka taqluus fanka ma fiicnee

    Farhiya Mohamed hajiFarhiya Mohamed haji6 dagar sedan
  • Thanks

    sofia Issacksofia Issack6 dagar sedan
  • MASHAALLAH!!!

    Servant of AllahServant of Allah6 dagar sedan
  • Msha allha alle haku saacido badal qer qabo insha allha abayo😍😍😍💯🙏🙏alle qalbigaga alle qer haķa puuxiyo

    Aisha shekh ahmedAisha shekh ahmed6 dagar sedan
  • ilaheey hakuu siyaadiyo irasiq xalaal alha ku siiyo

    BisharBishar6 dagar sedan
  • Masha allah Masha allah Masha allah

    SuadSuad6 dagar sedan
  • اللهم اغفر لهاماسلف من الذنب

    Abdirhman issackAbdirhman issack6 dagar sedan
  • MASHALLAH

    Abdi MahamudAbdi Mahamud6 dagar sedan
  • M.a binti Ahmed

    Abdirhman issackAbdirhman issack6 dagar sedan
  • Masha Allah

    Guled Mahamuod OmerGuled Mahamuod Omer7 dagar sedan
  • M.a wll lkn fanka matkabxiin athigu intad lethahay filin ayan jili filinkas wuxukujidi kara hesihi dafte markah filin iyo wax lamid ah iskadaf alah hakubarakeyo wll

    Adesh ButhulAdesh Buthul7 dagar sedan
  • Asc ma doonaysa inaa xafido kitaabka quraanka kariimka ama ma udoonaysa caruurtada cilmi tayo saraysa qaab online ah fadlan Naga soo xirir number WhatsApp: +252906583078

    Nimco abdiNimco abdi7 dagar sedan
  • Mashallh xbbty Allah hakuha nuniniyo wadada saxa 👏👏👏👏

    Halima XamishHalima Xamish7 dagar sedan
  • Masha Allah barakalahu fikum abayo qalbigaga ala hakasaro hesaha wll qali

    Amina KhalifAmina Khalif7 dagar sedan
  • mansha allah qalbi xususta la kulanka allah k cabsanayo ayd ledahy naaru jahanam iyo gerida ayad k walwashy matano alaah si dagdaga ha kugu siyo amen

    Warsan OmarWarsan Omar7 dagar sedan
  • Masha.allaah qaali ilaahay gbarb hakulasiiyo

    Leyla Waac best cookingLeyla Waac best cooking7 dagar sedan
  • 0

    Sagal AhmedSagal Ahmed7 dagar sedan
  • Masha Allah hambalyo wllo wax khayr qaba Allah ha ku gubadalo

    Nimco MaxamedNimco Maxamed7 dagar sedan
  • Qali Ahmed markaad kadhigtay ama heesihi joojisay ban kusoo biiray markaa gabar is astuurta noqo inshaallaaah allaah dartiis oga tag waxkasta oo u san alle raali kaeheen

    Marwa AdanMarwa Adan7 dagar sedan
  • Mashaalh walal waa guul ad gaartaye ilaah ayaa mahad iska leh kheyr faafi hees faido malahan aduunyo iyo akhiro keep going wall

    Abdikadir22 AbdiAbdikadir22 Abdi7 dagar sedan
  • Mashallah walashey sasobathana

    Safia OmarSafia Omar7 dagar sedan
  • MashaaAllah my sister Allah hanosowadh hanuniow

    Imtinan ImtinanImtinan Imtinan7 dagar sedan
  • Allah gabadhan ku irzaq owlad inshaallah.

    Diniyo YassirDiniyo Yassir7 dagar sedan
  • Qof kasta m hanuno wa qofki ale la dono wa qof qalbigeda alaah ku wayn waxayna ka walwashay bari wxy ale la hortagi lahed alow matano ku si ameeen

    Miski MaxamedMiski Maxamed7 dagar sedan
  • Asc Qaali! MaashaAllah aad ayaan ugu faraxsanahay InshaAllah meel kadhow kana wanaagsan Allah hakuugu irsaaqo! Videogaan iga guddoon walaal (link):seworld.info/will/p4a0lc6mpWWqnGg/video

    Dhaqaaq Aad DhaxashideeDhaqaaq Aad Dhaxashidee7 dagar sedan
  • Habo mcn allah kudambi dhafo wax uu illahey rali kayahay ayad sameysay hadadba iska dhaftay fantastic habo qali allah haku siyo awlad salixin ah alle hakadhigo marwo ninkeda rali ka academy adun iyo akhiraba

    maria maqsutmaria maqsut7 dagar sedan
  • Mashallah Allaha kuguma soo celiyo fanka irzaaqad ka fiican oo xalaal ah Allaha ku siiyo diintana baro

    S HS H7 dagar sedan
  • Nashllah qbaayo go,aankii oogu ficnaa qadatey

    Sacdiya HassanSacdiya Hassan7 dagar sedan
  • Illalhy wlo

    Cabdiraxman WaadhiCabdiraxman Waadhi7 dagar sedan
  • Runti wa naxdin allah u naxriisto wllshen samir allah nagawada siiyo dhmaantena gadaasheeda alle nama fidneeyo Adig wa x fanka ka qiimobdn aduun io aakhiro saameen aan laheen allaha kusiiyo adig intii muslim ah walallaaha badiyeesan allah ha nuuniyo dhamaantnena alle hanawada hanuniyo

    bille abdullahibille abdullahi7 dagar sedan
  • M.a wanku farxay runtii irsaaqad khayr qabta meel kale ilaahay hakaasiiyo 🤔🤲🤲🤲👏

    safiya gamaadiidsafiya gamaadiid7 dagar sedan
  • Bas.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Waa daahay.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Iska daa aan soo istaagee, in public laygama maqleen,haduuba jeer rabi iga soo hanuuniyay.qoftan, waa farxiya faraxsan khadriina faraxsankhalbidumar yar yar yar yar. Asww,

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    Samiya KhadarSamiya Khadar7 dagar sedan
  • Inaa lilehi wainaa ilayhi raajicuun.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Hadaan dumar nahay, codkeena waa cawrah.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Aana jabkaaga jeclayn.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Asc wll waan Ku farxsnhy wll

    Hodan qaali qumanHodan qaali quman7 dagar sedan
  • Miskin rabi baan ahay , tu insaan ma ehe , al quwa ban ahay.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Public iskaba dhaf,ama SEworld dhan.waaba fasahaade faaiidadada sheegaysid xay tahay.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Eeeeh,

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Igu farxiyo dheh.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Ku qabsatay iyo khadar rabiba waa laqaataa, meelaadan filaynaa buu rabi kuugu badalaa, waa inaad dhahdaa, meeshaas bay iiga ikaatay,danbi oo dhanba.qofna

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Alx ilahey dib kuguma celiyo abyo ilahna hano denbi dhafo dhamantena

    DRS SAGALDRS SAGAL7 dagar sedan
  • Waxuu dhan is ka tir tir.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
  • Farxiyatukhadraakhalanjodumar, waa lay yaqaanaan. Walaashhiin.

    Farhia FarahFarhia Farah7 dagar sedan
SEworld