Rage Abdi iyo Qaali Ahmed Maxaa Sababay in fanka iska joojiso | WAREYSI

11 jan 2021
254 918 visningar

Filmed and Directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
Rage Abdi Booking Info:
Email:raagecabdi0@gmail.com.com
BE MY FRIEND:
facebook.com/setwad
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi
Copyright © 2020 Setwad Studio. All rights reserved.

Kommentarer
  • Dhamaan saaxiba igu xiran waan idin salaamayaa Subscribe ta dhac ku siiya.

    Rage AbdiRage Abdi7 dagar sedan
    • M.a

      Ramlo cabdirisaaqRamlo cabdirisaaq5 timmar sedan
    • I saw you

      Faze-Hamsa545 QayreFaze-Hamsa545 Qayre6 timmar sedan
    • Pink red

      Faze-Hamsa545 QayreFaze-Hamsa545 Qayre6 timmar sedan
    • Masha allah allaha idin karakeeyo

      Sadiyo AbdiSadiyo Abdi2 dagar sedan
    • Rage kol hore ayan ku saray wan kugu xiranahay

      Abdi fitaah AhmedAbdi fitaah Ahmed3 dagar sedan
  • walalayaal ilaahey dartidas igu sara subscribe 1000 gaarasiya oon 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🥰🥰🥰

    Mona ChannelMona ChannelTimme sedan
  • Apyo dheh marwalba alxmdulah Alahii kuxasusiye inaad danbi kujirto

    Xamdi CabdirashiidXamdi Cabdirashiid9 timmar sedan
  • M.a wlshy qali waa ku faraxsanahay inaa fanka kabaxde wxa ilahay kaga baryayaa inuu riyadada ku rumeeyo wxa jeceshahana ku siiyo adi iyo raage nah cimriginanah inta kadhiman farxad ku dhamesataan awlaad baarinah uu ilahay nisiiyo marwalbo waa jeclahay farxadiina waanah idin duceyaa muradkiina Allah idin aqbalo

    Nawaal ina MahamudNawaal ina Mahamud13 timmar sedan
  • Masha Aallah

    Faadumo C.raxmaanFaadumo C.raxmaan13 timmar sedan
  • Masha Allah may Allah bless them

    Asha AliAsha Ali18 timmar sedan
  • M.a allah ku dhowro sister

    mohamed ibrahimmohamed ibrahimDag sedan
  • Masha allaah alle ha ku xafido

    Fatimanour AhmedFatimanour AhmedDag sedan
  • Maasha allah

    kamil kayfkamil kayfDag sedan
  • Asc ilaahay haydin barakeeyo ilaahay baa hanuunka leh laakiin ilaahay talo saarta oo kheyrka isu kaashada oo hal mar ka wada baxa waa taladayda.

    jama issejama isseDag sedan
  • 🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍😘😘😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💝💝💝💝💓💓💓❣❣❣

    Halgan MahdiHalgan MahdiDag sedan
  • masha allah xbbti allah ku xafido

    Siman Beauty SalonSiman Beauty SalonDag sedan
  • Qaali Ahmed walal wan ithin salaami adiga iyo xaaji gaaga waxan ku sheegaya SEworld yada sida Tv waaga cusub iyo Somaliswiss la xariir hadii aad kaseyso mxa yeeli heesa kuwaaga aya kujira siiba Somaliswiss waxa kujira hees aad 2013 qaaday oo timahaaga ay qaawan yihin oo tedakale aad surwal xeran tahay walashey wagi hore marka fanka kujirti wanku taageeri jiray balse hada ayn aad iyo aad ku taagera maxa yeeli qeeyrka ayn kugu taageeraya ilaahay darti ayn kujeclahay(dareenka oo aad macnaha calooshaatha ka dareemi hayso qeeyr Allah kaaga diga oo caruur qeyr qabto Allah kusiiyo)

    Abakkar Cabdi OfficialAbakkar Cabdi OfficialDag sedan
  • Maya magacaga abaayo deyso maxaa iska quseya magacaga iyo fanka ani magacaga waxa u arkaa inu qurux yahay 🥰👍

    Khadro DahirKhadro DahirDag sedan
  • Manshaa alaah qof qaaliya ayaa tahay ale ha ku xifdiyo xaqana ale ha kugu sugo fankana ale ha kaa madoobeyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    Nimo AbdiNimo AbdiDag sedan
  • MashaAllah.may Allah Grant you all goodness in this world and hereafter ameen

    Sureya MohamedSureya MohamedDag sedan
  • Wll raagow su. .aaal. Hadad. Fanka. Ka. Baqdid oo. Aanad ka. Fogaan. Maxaad u. Guursatay. Gabadh fan ku. Jirta. Su aaashaa. Kasoo. Jawaab adna wll. Qaali. Ladan. Marwo wad. Ku. Mahdsan tahay. Go aankaad qaadatay

    muna abdirashiidmuna abdirashiidDag sedan
  • Mashallah ❤️allaah ❤️👍

    Amal DahirAmal DahirDag sedan
  • Sheikh BK maa kuso wacay😆

    Abdukadir AweysAbdukadir AweysDag sedan
  • M.a

    Khalid HusseinKhalid HusseinDag sedan
  • Maasha Allah xabiibti Allah baa khair kula doonay ee ku mahadi❤Alxamdulillah❤

    Aisha designsAisha designsDag sedan
  • السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walaalyaal SEworld waan ku cusubahaye i taageera subscribe ii saara Fadlan, like share and comment❤

    Aisha designsAisha designsDag sedan
  • Qaali mansha allah gabadh qaaliya tahay, waxkaastaad damacdo waad ka guul gaadhi kartaa. Qniga fankaaga waan jeclaa, gabadhayda yar oo isku magac tihiina way jeclayd heesahaga hadana way ku sii jeclaan, we love u abaayo!

    Ina BiniadamIna BiniadamDag sedan
  • Qaali iyo raage xushmad Kuwaro cadowgina u noolada

    Yusuf YusufYusuf Yusuf2 dagar sedan
  • Seedi intaad xushmad ii haayso qaali hadal xun ha iga dhihin waan idin tageraa allah ha idinka dhigo kuwi isku waaro cml

    Yusuf YusufYusuf Yusuf2 dagar sedan
  • Wankufaraxasanaha

    Hawa AhmedHawa Ahmed2 dagar sedan
  • Msha allha abyo horumar wacan

    Hawa AhmedHawa Ahmed2 dagar sedan
  • Masha alla teesto ku xoog badanaakkkkkk

    Abdi AhmedAbdi Ahmed2 dagar sedan
  • Tan kle raage Abdi awalpo wadaad u ekaa waxaan is dhihi jiray wiilkaan shaqadaw haayo uma qalmo hadaa go.aan gaarteen alle ha idiin garab galo ❤

    Aragsan ina AbdirahmAragsan ina Abdirahm2 dagar sedan
  • Maashaa allaah Waa arin wanaagsan wlhi inaa fanka Ka harto walaashay qaali ladan

    Aragsan ina AbdirahmAragsan ina Abdirahm2 dagar sedan
  • Eeraagow xaaskaagu waawadaad Allah aya. Udoortay.maxaadara deedu dhageyso

    munar husseinmunar hussein2 dagar sedan
  • Eeraagow xaaskaagu waawadaad Allah aya. Udoortay.maxaadara deedu dhageyso

    munar husseinmunar hussein2 dagar sedan
  • Oh my God 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    Anwar yare99Anwar yare992 dagar sedan
    • 😘

      Anwar yare99Anwar yare992 dagar sedan
  • Maasha allah alle aya kumahadsan arintan waxn alle kaga baryaya towbadada inu kadhiga towba nasuux ah wana kufaraxsanhy inad iskaga baxda fanka kuwa kale alle haka soo hanuuniyo

    Drs raxmo RuunDrs raxmo Ruun2 dagar sedan
  • Wax Ana kuugu duceeyay mataano❤️

    Ubah Kaamila UK❤️Ubah Kaamila UK❤️2 dagar sedan
  • Woooow Fanka baxa fanka somaliyed

    Ubah Kaamila UK❤️Ubah Kaamila UK❤️2 dagar sedan
  • Asc mashaa Allah abaayo

    Rahma AbdiRahma Abdi2 dagar sedan
  • Camal lasameeyo waxaa ugu muhiimsan Mika Dar Allah loogatago qaali ladan 💕💕💕

    Ubah Kaamila UK❤️Ubah Kaamila UK❤️2 dagar sedan
  • Man shaaLah

    Ikraan CaydiidIkraan Caydiid2 dagar sedan
  • Masha allaah ilxun idima aragto hambalyo hambalyo

    Hodan HaryanHodan Haryan2 dagar sedan
  • Raga cabdi walahi wanku farxey markay kabahdey qali walashey waxka barakeysan allha hakusiyo abayo waxawalbo ad jeceshaxay amin yarabi

    Anzal shairfAnzal shairf2 dagar sedan
  • qaali ladan awalba ma adan ahwyn gabdhaha fanka isku qaqawiya awalba wad asturned hadana ilahwy aya kasoo hanuniyay hesaha

    jawaahir abdijawaahir abdi2 dagar sedan
  • Mansha allah qali ladan iyo rage abdi horta waa ariin wanaksan laakin miid haku daarin ina riiwayad xiita iska daya hadabo ka toba kentay waxa ku badasha wano iyo gubabo ah lakin riiwayad iskada inasha allah

    Layla's beauty salonLayla's beauty salon2 dagar sedan
  • ما شاء الله تبارك الله

    Umu MohamedUmu Mohamed2 dagar sedan
  • Magaca qaali ladan u codeeyay anigu

    Nasra Ahmed AwadNasra Ahmed Awad2 dagar sedan
  • Manshalaah alaha ku xiftiyo labadinaba ka bax alaha hanuunka leh

    Sahara MuseSahara Muse3 dagar sedan
  • Masha Allaah Ilaahay ha idin xafido dhaman Ilaahay ha nawada hanoonsho dhaman muslimka somalida gaar ahaan

    idman 1980idman 19803 dagar sedan
  • masha allah ilahay haydin xafido qali iyo rage walalahen

    najla najibnajla najib3 dagar sedan
  • Asc.hambayo.huuno.qali.ladan👍👏👏👏💝❤

    Khadijs IbrahimKhadijs Ibrahim3 dagar sedan
  • Maash Allaah alle haisku keen barkeeyo qaalina wan u Duceeynaa in alle mataano ku arsaao insh Allaah

    Aryaam AbdalaAryaam Abdala3 dagar sedan
  • Rage Abdi Mid An Kushego Kow Adiga Kabilow Qaali iyo Sacdiyo Kasaar Heesahooda Wa Iga Talo

    Rahma AbdinasirRahma Abdinasir3 dagar sedan
  • Maashaa allaah allaha xaqa hadinwaa fajiyo Mahadsanid qaali ladan

    xaliima calixaliima cali3 dagar sedan
  • Illahay nagama dhigo kuwii nafsadooda iyo sheydaan raali kaliya lkn allah naga dhigo kuwii asaga raali galiya markastana xasuusta alle wanaaagana is fara .allow naga badbadi cadab adunyo ,mida qabriga iyo mida akhiro...ameen aya raxiim

    Sagal AhmedSagal Ahmed3 dagar sedan
  • Aallah caafimad iyo ubad khayrqababa haidin siiyo 🤲

    Muna MuhiadinMuna Muhiadin3 dagar sedan
  • Masha Allah wllo MCN qaali hanbalyo hanbalyo ilaah haku xafido

    Ramlo AhmedRamlo Ahmed3 dagar sedan
  • M.A Allah hakusiyadiyo hanunka Allah ubad bariya ha,inkudeqo adna Allah hakasohadeyo wll rage

    Bilan shiiqBilan shiiq3 dagar sedan
  • Mansha allaah tabaraka allaah alle hayna hanuuniyo wallo aadbaan kugu hanbalyeynayaa inaad ka hadhay fankii alle khatumada khayr hakugu khatimo

    mona ahmedmona ahmed3 dagar sedan
  • hambalyo qaali ladan

    abdiaziz mouabdiaziz mou3 dagar sedan
  • masha alla rage abdi iyo qaali ladan rabbi xaqqa ha idinku sugo marwalba hana idin karaameyo dad ehlu sharafa

    abdiaziz mouabdiaziz mou3 dagar sedan
  • When you leave something for the sake of Allah, Allah will reward you with something much better than what you've left

    pink divapink diva3 dagar sedan
  • Mashallah

    Hamdi AbdullahiHamdi Abdullahi3 dagar sedan
  • Masha Allaha 💞💞💞💞💞💞

    Anab IssaAnab Issa3 dagar sedan
  • Mashaa Qaali ladan, haday nolol xasilooni raaxa leh kuu bilaabatay ka faaidayso waqtigaada oo diinta baro oo ku xirmo masaajida hadaa jaanis u hayso. Allah kaa raali noqdo oo owlaad aad ku indho qabowsato haku siiyo.

    Anfah NoorAnfah Noor3 dagar sedan
  • 𝚔𝚑𝚊𝚕𝚒 𝚕𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚊𝚕𝚠𝚊𝚢𝚜 𝚚𝚊𝚕𝚒 𝚕𝚊𝚍𝚊𝚗

    Wáll JøtinhōWáll Jøtinhō3 dagar sedan
  • Ilahy haku xifdiyo wlshy qali ladan

    yoonis yaabyoonis yaab3 dagar sedan
  • masha Allah abaayo mcnto hanbalayo hanbalayo hanbalayo

    Suhera AbdiSuhera Abdi3 dagar sedan
  • Maasha Allah

    Hafsa Rose qurxintaHafsa Rose qurxinta3 dagar sedan
  • Mash Allah

    Amiisha DirieAmiisha Dirie3 dagar sedan
  • Mashallah wah diiyar

    riyan Elmiriyan Elmi3 dagar sedan
  • Mashallah anbalyo

    riyan Elmiriyan Elmi3 dagar sedan
  • Heesaha wadaniga iyo jacaylka dembi ma ahan ee wxa dembi ah isqaawinta & isruuxa badan, soomaalida maanta intas hadii ay fahmi lahayeen Horumar bee gaari lahaayen. 😑

    Nachman 98Nachman 983 dagar sedan
  • Mancha allah ilahy awlad bariya hay idinku irsaaqo

    Lipan JaloLipan Jalo3 dagar sedan
  • 518 ayaa dislike saaray xasid sanaa ujeedadoodu talow maxay tahay

    Bashiir murzal apdirahmanBashiir murzal apdirahman3 dagar sedan
  • Gabadhas adiga aya damki usojiday ayado tedii so dhamatay ayad hees u horseday😭😭

    bilan abdullhibilan abdullhi3 dagar sedan
  • Wlle hadad fanka joojisey filmkana jooji ilaahna ka cabso

    C/raxmaan maxamed KilweC/raxmaan maxamed Kilwe3 dagar sedan
  • Qaali ladan Way heesi jirty lkn Heesaheega ma dhageysan jirin Macno kama heli jirin dhankyga Bagaad ka bxday 🙏🏻

    Abderahman QaalibAbderahman Qaalib3 dagar sedan
  • Rabi ha idinka dhigo qoys barakeysan Raage Abdi waxan kugu bogaadina sida quruxda bdn ee ad ugu garab istaaktay xaaskaga go,aankan wngsn m.a hambalyo

    Akram cade OfficialAkram cade Official3 dagar sedan
  • M.a qali ladan

    super senior sodesuper senior sode3 dagar sedan
  • Qaali huda

    Fadumo OmerFadumo Omer3 dagar sedan
  • Maasha Allaah allaah ha idin xifdiyo qaali ladan iyo raage Waan ku faraxsanahay go aanka aad kaarteen

    Ubah YusufUbah Yusuf3 dagar sedan
  • 50$ can save my life😥😰

    Abdisalam mohamedAbdisalam mohamed3 dagar sedan
  • Ubad barakeysan Allah ha idinku arsaqo amiin Masha Allah go’aan wanagsaan baad qataye Qali ladan

    Hamda GarboHamda Garbo3 dagar sedan
  • Masha Allah queen wax khayr badan ilhay ha kugu badalo Ameen

    Khaild AbdullahiKhaild Abdullahi3 dagar sedan
  • Masha Allah tawarakalah I'm so happy for you walashey qaali ladan, alle ba ku jecel oo ka sosaaray fanka alle haka siiyo meel kale irsaaqdii kaso gali jirtay fanka, irsaaq xalaala iyo camal suuban iyo cimri dheer alle haku siiyo aamiin ya rabbi. Keep it up qaali kitaabka xusni muslimka na so gado ducoyinka kuyaalo aqriso oo baro qalbigaa ku qaboobi oo go, aankaada ayuu kugu si adkeysani insha Allah.

    Amreen FarahAmreen Farah3 dagar sedan
  • Alle ha kuuugu wado toobadaaa alle ha ku xafido mashaa allah

    Iman SeidIman Seid3 dagar sedan
  • Ilaahay ha ku barakeeyo qof qalbi fiican aad tahay garabkaaga aan nahay.

    MIDNIMO JJ & MAANKA BULSHADAMIDNIMO JJ & MAANKA BULSHADA3 dagar sedan
  • Is this your official SEworld Qaali Ladan?

    MIDNIMO JJ & MAANKA BULSHADAMIDNIMO JJ & MAANKA BULSHADA3 dagar sedan
  • @Rage Abdi, adiga iyo Qaali waxaad tihiin laba qof oo dhaqan wanaagsan iyo akhlaaqi ka muuqato ee Allah haydin barakeeyo. Intaa kadib waxaan ugu hambalyaynayaa wllashay Qaali inay fankii ka baxday, adigana waxaan kuu rajaynayaa inaad ku dayato oo aad joojiso Duubista wixii aan sharcigu banayn. Ugu danbayn Qaali saaxiibadeed Eebbe ha u naxariisto iyada iyo dhamaan Waalidiinta inaga hooseeya. Subscribe ayaan hada kuu saaray.

    Faysal GuledFaysal Guled3 dagar sedan
  • Masha Allah ilahay hanoo wada naxaristo

    Saido MohamedSaido Mohamed4 dagar sedan
  • Allaha haisunkiidaayo masha alaaha

    ZAHRO AbdallaZAHRO Abdalla4 dagar sedan
  • Qaali Ahmed

    Abas WarsameAbas Warsame4 dagar sedan
  • Qaali prank raage abdi

    Hodan AbdoulkaderHodan Abdoulkader4 dagar sedan
  • Aniga waxa rayi qaba madama aad ka baxday fanka filimantane iska daay sowdkada cowro waye ganacsi kale sameyso gurigadane ku ekaaw sidadasa ku libane ilheey xaqa hana harad siiyo wllshey aaaad aya ugu farax sanahay ilheey ayana ku gar gaaray wadada fcn ilhoow nagu dil insha Allah inta hada ey la fcn thy xumantana Allaha xaqa garad siiyo sida ilheey kuma dilo

    Nimco AliNimco Ali4 dagar sedan
  • Qofka wanagsan wajigisa laga gartaa m.a qali gabar fcn waye

    Sahara AhmedSahara Ahmed4 dagar sedan
  • Qali ladan abaayo allah kugu wado hidaayad rabi ku siyay awalba qof aqlaqa fican ayaad ehaad heesihiin hadad is ka deysaya waxaan rajeynayaa codkagii quruxa da badnaa ina aad Quran ku so aqriso🙏🙏 gabdha iyo wiilka allah u naxariisto rage xataa ha iska daayo muqalad heesaha u so dubaayo

    Umu IbrahimUmu Ibrahim4 dagar sedan
  • Walal ilahay Dartiis igu saar caawa subscribe waad mahadsantahay

    KING BOQOR VLOGKING BOQOR VLOG4 dagar sedan
  • maashaa Allaah Allaha kaamadoobeeyo fanka waa alle mahadii hadiiba uukuwaafajiyey inaad goorhore ogaato .kanatoobadkeento

    Sacdiyonuurcabdi CabdiSacdiyonuurcabdi Cabdi4 dagar sedan
  • Ilhy haka madobeeyo adiga iyo inta kalle hada ku jirto

    Hodan BazhiirHodan Bazhiir4 dagar sedan
  • Horay u soco waan kugu taagyersanhy wallashy waayo waa wax lagu farxo

    Abdihamiid MohammedAbdihamiid Mohammed4 dagar sedan
  • Qali Axmad kuqurux badan tahey ❤️

    Ikraan DiamondIkraan Diamond4 dagar sedan
SEworld